BOOLISKA PUNTLAND OO GACANTA KU DHIGAY NIN XALAY GAARI KU DHACAY MAGAALADA GAALKACYO

Ciidanka Booliska Puntland gacanta ku soo dhigay gaari nooca loo yaqaan Probox-ta oo xalay lagu dhacay magaalada Gaalkacyo. Gaariga oo laga dhacay xaafadda Siinaay ee Gaalkacyo ayay ciidanka Boolisku ku guulaysteen in ay gacanta ku soo dhigaan isaga iyo shakhsigii dhacay waxaana laga soo qabtay xaafadda Garsoor ee Gaalkacyo. War ka soo baxay Taliska Booliska

GABAR SOOMAALIYEED OO LOO DOORTAY DUQA MAGAALADA ST LOUIS PARK EE MARAYKANKA

Naadiya Cabdirizaaq Maxamed ayaa ku guuleysatay kursiga golaha deegaanka ee Magaalada St Louis Park, ee gobolka Minnesota, iyadoo noqoneysa duqa magaaladaas. Naadiya Cabdirizaaq oo ah qofkii ugu horreeyay ee Muslim, Soomaali iyo ee kasoo jeeda bulshada Madow ayaa tartan qof iyo cod ah kaga guuleysatay Dale Anderson oo ah bare ka tirsan Jaamacadda Minnesota, iyada

WAR-SAXAAFADEED: SSC-KHAATUMO

Maamulka Muuse Biixi wuxuu saaka weerar kusoo qaaday deeganada Buqdharkayn ilaa Yeyle oo isku jirta masaafo dhan 8 Kilometer. Deegaannadaas oo shalayna ay ciiddammada Soomaalilaan ku laayeen dad reer miyi ah kuwo kalena ku dhaawaceen. Weerarka saaka ayay malayshiyaadku ku laayeen dad reer miyi ah kuwo kalena ku barakiciyeen. Ciiddammada difaaca maamulka  SSC-KHAATUMO oo heegan

Dhisida Golaha deegaanka Degmada Buurtinle

Gudoomiyaha degmada buurtinle iyo ku xigeenkiisa oo la doortay, waxaa ku midoobay ururada kaah iyo sincad urur Siyaasadeedka sincad ayaa Gudoomiyaha qaatay halka kaahna uu qaatay gudoomiye ku xigeenka halkaas waxaa ku soo afjarmay murankii ka taagna dhisida golaha deegaanka degmada buurtinle.

Boqor Burhaan oo soo gaaray garowe

Waxaa magaalada garowe soo gaaray boqor burhaan waxaana uuna ka qaybgalaya shir ay isimadu ku balansan yihiin inay kaga hadlaan xaalada ka taagan puntland sida wararka hoose ay sheegayaan shirkaan waxaa balamiyay siyaasiyiinta mucaaradka oo raadinaya in xal loo helo hubanti la’aanta doorashada, isimada puntland ayaa kukala jaban xal u helida xiisada ka taagan doorashada