Dagaalka wali ay ka wado israel marinka qaza

Waxaa wali socda dagaalka xasuuqa ah oo ay ka wado marinka qaza israel kaasoo ay ku xasuuqday israel marinka qaza dad ka badan 800 oo qof oo iskugujira caruur iyo haween, israel ayaa wali wada xasuuqaas ka baxsan bini’adamnimada waxayna hada ku dhawaaqday joojinta cunaqabatayn ah inaan wax cunta ah iyo biyo iyo dhamaan gargaara loogudbin doonin, dagaalka oo bilaamay sabtidii ayaa wali soconaya waxaana sii kordhaaya khasaaraha.