Madaxweynaha dowladda puntland ayaa magacaabay wasiir ku xigeenka wasaarada arimaha gudaha puntland oo loo magacaabay majabe, xili dowladda hada jirta muda xileedkeedu ka harsan yahay wax ka yar sadex bilood ayna ku mashquulsan tahay inay qabato doorasho lagu muransan yahay.