Gudoomiyaha degmada buurtinle iyo ku xigeenkiisa oo la doortay, waxaa ku midoobay ururada kaah iyo sincad urur Siyaasadeedka sincad ayaa Gudoomiyaha qaatay halka kaahna uu qaatay gudoomiye ku xigeenka halkaas waxaa ku soo afjarmay murankii ka taagna dhisida golaha deegaanka degmada buurtinle.