Koofur Galbeed ayaa maanta xukun dil toogasho ah ku fulisay saddex askari oo loo heysto dil ay hore uga geysteen degaanada maamulkaasi.

Xuseen Cali Macalim limaan (Gurey) oo ka tirsan Daraawiishta Koonfur Galbeed, Cabduwaaxid Cali Sheekh Aadan oo ka tirsan Militaryga iyo Cabdulaahi Ibraahim Yarow (Borow) oo Booliiska KGS ka tirsan ayaa saaka lagu toogtay duleedka Baydhabo. Xuseen Cali Macalim limaan (Gurey) iyo Cabduwaaxid Cali Sheekh Aadan oo ka tirsan Militaryga ayaa beerta qurun Jiis oo deegaan

Xisbiyada Mucaaradka Puntland

Xisbiyada Siyaasada puntland oo maantay la qorshaynaayo inay soo saaran shirsaxaafadeed ku saabsan arimaha cakiran ee doorashooyinka puntland, warar hoose ayaa sheegaya in ay rabaan Xisbiyadan in baarlamaanka puntland lagu soo doorto qof iyo cod madaxweynaha iyo baarlamaankana ay doortaan xildhibaanada arintaan baa laga yaaba inay dhexdhexaad noqoto oo ay isla qaatan dhinacyada doorashada inkastoo

BOQOR BURHAAN BOQOR MUUSE OO SOO DHAWEEYAY AQOONSIGA MAAMULKA SSC-KHAATUMO

Boqor Burhaan boqor Muuse ayaa soo dhaweeyay go’aanka dowladda Soomaaliya ku aqoonsatay Maamulka SSC-Khaatumo. Boqor Burhaan ayaa dowladda Federaalka Soomaaliya uga mahadceliyay go’aankaas taariikhiga ah oo ay ku aqoonsatay SSC-Khaatumo islamarkaana hay’adaha Caalamiga ah ugu baaqday in ay la shaqeeyaan. “Waxaan uga mahad celineynaa go’aanka ay gaadhey Dowladda federaalku ee wada shaqeynta iyo weliba baaqa

Waa maxay sababta ay mucaaradka puntland ugu dhagan yihiin doorshada 66 xildhibaan?

Mucaaradka puntland ayaa tobankii bishaan shirweyne ku qabtay magaalada garowe ee caasumada puntland shirkaas oo daaranaa in lagu cadeeyo mow qofkooda arimaha doorashada, waxaana ka soo qaybgalay masuuliyiin xilal badan ka soo qabtay puntland iyo somaliya, bulshada qayba heeda kala duwan wararka ay soo heshay wargalnews ayaa ah mucaaradku inay rabaan doorashada 66 xildhibaan sababtuna

Madaxweynaha Puntland oo magacaabay wasiir ku xigeen

Madaxweynaha dowladda puntland ayaa magacaabay wasiir ku xigeenka wasaarada arimaha gudaha puntland oo loo magacaabay majabe, xili dowladda hada jirta muda xileedkeedu ka harsan yahay wax ka yar sadex bilood ayna ku mashquulsan tahay inay qabato doorasho lagu muransan yahay.

Dagaalka wali ay ka wado israel marinka qaza

Waxaa wali socda dagaalka xasuuqa ah oo ay ka wado marinka qaza israel kaasoo ay ku xasuuqday israel marinka qaza dad ka badan 800 oo qof oo iskugujira caruur iyo haween, israel ayaa wali wada xasuuqaas ka baxsan bini’adamnimada waxayna hada ku dhawaaqday joojinta cunaqabatayn ah inaan wax cunta ah iyo biyo iyo dhamaan gargaara

Shirkii Mucaaradka oo maanta ka furmay garowe

Waxaa maanta ka furmay garowe shirkii mucaaradka oo maantay lagu balansanaa, goobta shirku ka dhacayo ayaa ah arlopack oo dhinaca koonfureed ka xigta magaalada garowe shirkaan oo socondoona laba bari ayaa mucaaradku soosaaridoonaan warmurtiyeed.

madaxwayne dani oo gaaray nayrobia

madaxnaha dowlada puntland mudane siciid abdulaahi dani mudo 40 cisho uu kusuganaa dalka imaratka carabta ayaa maanta oo isniin ah kadagay garoonka Jomo Kenyatta ee magaalada Nairobi,  madaxwayne dani ayaa 15 Agoosto, kadhoofay magaalada garowe ee casimada dowlada puntaland madaxaynaha dani ayaa lagu wadaa safarkiisa nayrobia qaadan doono mudo todobaad ah