madaxnaha dowlada puntland mudane siciid abdulaahi dani mudo 40 cisho uu kusuganaa dalka imaratka carabta ayaa maanta oo isniin ah kadagay garoonka Jomo Kenyatta ee magaalada Nairobi, madaxwayne dani ayaa 15 Agoosto, kadhoofay magaalada garowe ee casimada dowlada puntaland madaxaynaha dani ayaa lagu wadaa safarkiisa nayrobia qaadan doono mudo todobaad ah