Xisbiyada Mucaaradka Puntland

Xisbiyada Siyaasada puntland oo maantay la qorshaynaayo inay soo saaran shirsaxaafadeed ku saabsan arimaha cakiran ee doorashooyinka puntland, warar hoose ayaa sheegaya in ay rabaan Xisbiyadan in baarlamaanka puntland lagu soo doorto qof iyo cod madaxweynaha iyo baarlamaankana ay doortaan xildhibaanada arintaan baa laga yaaba inay dhexdhexaad noqoto oo ay isla qaatan dhinacyada doorashada inkastoo aysan wali cadayn Xisbiyadu aragti ururintooda